"Waa Habeen" Maneno ya Nyimbo
"Waa Habeen" ina maneno katika lugha kiswidi.
"Waa Habeen" maana inatokana na lugha kiswidi na kwa sasa haijabadilishwa hadi tafsiri ya Kiingereza.
Edited By : Jundi
Ereyada: Maxamed Said Muude
Produced By :
Laxankii Farah said Daahir (Adhiile)
Music : by Ismail Dannan
Follow : Ismail Dannan
Facebook:
TikTok:
@
Instagram:
Snapchad :
Subscribe to the official Ismail Dannan YouTube Channel:
@ismaildannan4567
Lyrics Ereyada
Waa Habeen Laba hoodo badan
Is hanteen if koo Hoy wada dageen. [X2}
Hirwo iyo ciyaar Halkan loogu tumay
Waa Habeen Laba Hoodo Badan
Is Hanteen If koo Hoy wada Dageen
Hirwo iyo Ciyaar Halkan Loogu tumay
Waa Habeen koodiiyee Hada
Hambalayana wada Dhahayeey Hada {X2]
Sacabkana isla heleey Hada
Hablow tuma Heeladeey Hada
Heer Sare Ugu tumayeey Hada.
Waan idiin Han waynee Hada
Hagran mayno Ducadee
Hela ubad Hooda lehe.
Waa Habeen Laba Haybad badan
Isku Heelanaa Hoy wada Dhisteen
Loo Hagar Baxoo Hagaag Loogu Tumay [X2)
Waa Habeen koodiiyee Hada
Hambalayana wada Dhahayeey Hada
Sacabkana isla heleey Hada
Hablow tuma Heeladeey Hada. {X3)
Heer Sare Ugu tumayeey Hada.
Waan idiin Han waynee Hada
Hagran mayno Ducadee
Hela ubad Hooda lehe.
@ismaildannan4567 #Waahabeen #Aroos#somali #IsmailDannan
COPYRIGHT PROTECTED 2025#WDfVZ And@ismaildannan4567